Sawiro+Dhageyso Beesha Saruur Oo Caleemo Saaratay Nabadoon Cusub.

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday degmada Jowla ee gobalka Mudug ee Bartamaha dalka Soomaaliya waxey Beesha Saruur oo ka mid ah beelweynta Habargadir ku dooratay nabadoon cusub.

Munaasabadda caleemo saarka waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiinta wilaayaatka Mudug iyo Galgaduud’sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay munaasabada odayaal iyo waxgaradk ka kala yimid gobalada Mudug iyo Galgaduud.

Nabadoonka cusub ee beesha Saruur Nabadoon Daahir Cali Siyaad ayaa xilka si toos ah ula wareegay’iyadoona goobta laga jeediyay kalimado muhiim ah.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadaha Goobta Laga Jeediyay.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

Calamada.com

Comments are closed.