Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Roobabka Ka Da’ay Magaalada Jilib.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay magaalada Jilib ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo ay ka da’een Roobab si aad ah dadka iyo duunyada ugu diirsadeen.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com