Dhageyso Darsiga Shanaad Sidee Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.

Iyadoo wax ka yar Shan maalmood ay ka harsantahay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada idiin soo gudbinayaa darsigii Shanaad ee daruusta Sidee Kusoo Dhaweynaa Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Daruustaan taxana ah ee ka hadlaya sida loo soo dhaweynaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajar siiyo Sheekh Mustafa Al-salafi oo ka mid ah culimada Somaliyeed kuwooda Mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga Shanaad.

اللّهم بَلّغنا رَمضان , وأنتَ راضٍ عنّا

Calamada.com

Comments are closed.