Dhageyso Muxaadaro Ka Hadleysa Fadliga Bisha Ramadaan.

Iyadoo saacada kooban ay ka harsantahay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada idiin soo gudbinayaa muxaadaro ka hadleysa fadliga bisha Barakeysan ee Ramadaan iyo sida looga baahanyahay in qofka Muslimka ah kaga faa’ideysto fadaa’isha bishaasi.

Muxaadaradan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajirsiiye Sheekh Cali Katiin oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda Mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaaradada.

Calamada.com

Comments are closed.