Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka waxey saacadihii lasoo dhaafay qof shacab ah ku dileen qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Askari ka tirsan Murtadiinta ayaa si bareer ah u dilay Nin darawal ka ahaa Mooto Bajaaj ah’waxa uu dilkan sigaar ah kaga dhacay qeybta Khudaarta ee suuqa Bakaaraha.

Dilkan ayaa imaanaya xilli maalmihii lasoo dhaafay maleeshiyaatka dowlada Farmaajo ay sii kordhiyeen dhibaatooyinka isugu jira dilka,xariga,dhaca iyo kufsiga ay kula dhaqaaqaan shacabka ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.