Askari Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah wadada dheer ee isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Dilka askarigan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Ceelasha biyaha ee degmada Lafoole’waxeyna ragga hubeysan askariga ka toogteen qeybaha sare ee jirka.

Dadka deegaanka waxey warbaahinta u xaqiijiyeen in ragga dilka geystay oo goobta si nabad ah kaga baxsaday ay horay usii qaateen qorigii uu ku hubeysnaay askariga ay goobtaasi ku dileen.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.