Dhageyso Axaadiithu Siyaam Darsiga(5)aad.

Iyadoo maanta guud ahaan Muslimiinta Caalamka ay wada soomanyihiin Shanta  bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu Webseydka Calamada.com dhageystayaashiisa iyo Akhristayaashiisa usoo gudbinayaa kitaabka Axaadiisu Siyaam oo ah kitaab lagu jamciyay Axaadiista sida gaarka ah kaga hadasha Soonka.

Kitaabkan waxaa soo jeedinaya Sheekh Cali Katiin Allaah haka ajarsiiyo oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwooda Mujaahidiinta Ah.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga Shanaad.

Calamada.com

Comments are closed.