Madaxeey Aadam Oo Lagu Dilay Muqdisho.

Rag hubeysan waxey xaafada Saybiyaano ee degmada Wadajir ku dileen mid ka mid ah ergooyinkii soo xulay xildhibaanada dowlada Ridada Federaalka.

Ergeygaan lagu dilay xaafada Seybiyaano ayaa ka mid ahaa ergooyinkii xildhibaanada kusoo xulay magaalada Kismaayo’waxaana lagu magacaabi jiray Madaxeey Aadam Xasan.

Dilka Ergeygan waxa uu imaanaya xilli maalintii shalay duleedka magaalada Muqdisho lagu dilay askari ka tirsanaay maleeshiyaatka dowlada Ridada kaasi oo sidoo kale laga qaatay Qorigii uu ku hubeysnaay.

Labadan dil waxaa mas’uuliyaddooda sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo dagaal xoogan kula jirta ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo Murtadiinta.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.