Dhageyso Xalqadii (5)aad Dagaallo Lagu Kala Baxay Oo Taariikhda Islaamka Soo Maray.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday baahinta daruus muhiim ah oo ay ugu tala gashay iney usoo gudbisa dhageystayaasheeda inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Daruustaan waxaa ka mid ah soo gudbinta dagaaladii lagu kala baxay ee soo maray taariikhda Islaamka’waxaana soo gudbinayo Allaah haka ajar siiyo Sheekh Cumar Xayaaka Allaah oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda Mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga(5)aad.

Calamada.com

Comments are closed.