Dhageyso Muxaadaro Ka Hadleysa Axkaamta Zakaatul Fidriga.

Iyadoo lagu gada jiro saacadihii u dambeeyay ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa sidoo kale lagu guda jiraan xilligii Shareecada Islaamka fartay in la dhiibo ama la bixiyo Zakaatul Fidri oo ah Zako Waajib ku ah qof walbo oo Muslim ah.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim ah oo ka hadleysa Zakaatul Fidriga waxaana soo jeedinayo Allaah haka ajarsiiyo Sheekh Cabdi Raxman Firin.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada.

Calamada.com

Comments are closed.