Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Galhareeri Ee WI Galgaduud.

Maanta waa Kowda bisha Shawaal guud ahaan Muslimiinta Caalamka oo idil waxey u dabaal dagayaan Munaasabadda Ciidul Fidriga oo ka mid ah ciidaha Allaah SW ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah.

Gobalka Galgaduud waxa uu ka mid yahay gobalada dalka Soomaaliya waxaana si aad ah maanta looga ciidayaaa munaasabadda ciidul Fidriga.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Sida Looga Ciiday Galhareeri.

Calamada.com

Comments are closed.