Daawo Sawirrada: Magaalada Jilib Iyo Ciyaaraha Dabaal Degga Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Maalintii 2-aad dabaal degga Munaasanadda Ciiddul Fidriga ayaa ka socda dhammaan gobollada dalka Soomaaliya.

Magaalada Jilib ee wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxay kamid tahay meelaha sida aadka ah looga dabaal degayo, shalay gelinkii dambe Mahrajaan ay kasoo qeyb galeen kumanaan qof ayaa ka dhacay magaalada waxaana goob fagaaraha ah ku dabaal degay bulshada qeybaheeda kala duwan iyo ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab.