Daawo Shabaabul Mujaahidiin Oo Tababar Usoo Xirtay Boqolaal Ciidamo Muhaajiriin Ah.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay filim cusub oo lagusoo bandhigayo ciidamo tababar loosoo xiray.

Filimka oo la daawan karo muddo 15 Daqiiqo ah waxay mu’asasada kusoo bandhigtay munaasabad lagu soo gaba gabeynayay Mucaskar u furnaa dagaalyahanno Muhaajiriin ah kuwaas oo tababaro casri ah ku qaatay xeryaha tababarka ee xarakada Al Shabaab ku leedahay gudaha dalka Soomaaliya.

Filimka ayaa ku bilaabanayo dhoola tus ay sameynaayan Ciidamada Muhaajiriinta ee tababarka melleteri soo dhammaystay.

Sheekh Cali dheere oo Ah Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ciidamada ujeedinaya kalimad muhiim ah isagoo ka qisaynaya dhacdooyinkii xanuunka badnaa ee ay soo mareen Muslimiinta Bariga qaaradda Afrika gaar ahaan Kenya iyo Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.