Daawo+Dhageyso+Akhriso Wilaayada Abyan Oo Filim Soo Saartay.

Filimkan ay soo saartay Wilaayada Abyan ee taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab islamarkaana ay baahisay warbaahinta Musaaril Ansaaru Shareecah lana daawankaro muddo ku dhaw Sideed daqiiqo ayaa lagu soo bandhigay weerar xilli habeen ah ciidamada Mujaahidiinta ay ku qaadeen saldhig iyo difaacyo maleeshiyaatka calooshood u shaqeystayaasha ay taba bartay dowlada Cadowga ee Imaaraatka Carabta ay ka sameysteen magaala xeebeedka Shaqrah oo ka tirsan wilaayada Abyan.

Filimkan waxaa ugu horeyntii ka soo muuqanayo mid ka mid ah saraakiisha hor kacaya ciidamada Mujaahidiinta ee howlgalkan fulinaya kaasi oo fariin adag u diraya maleeshiyaatka daba dhilifyada u ah dowlada Nasaarada Mareykanka iyo guud ahaan xulufada duulaanka kusoo qaaday dalka Yemen.

Intaasi ka dib waxa filimka lagu soo bandhigayaa muqaal kooban oo si qarsoodi ah Amniyaatka Mujaahidiinta uga soo duubeen saldhigyada cadowga ee la doonaya iney ciidamada Mujaahidiinta weeraraan.

Inta aysan Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Abyan ee Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah u dhaqaaqin goobta dagaalka waxaa filimka markale kasoo muqanayo Qaa,id ka mid ah Qiyaadada caskariga wilaayada Abyan ee hogaaminaya ciidamada Howlgalkan fulinaya kaasi oo kalimad Taxriidin ah u jeedinaya ciidamada Mujaahidiinta uguna bishaareynayo iney qaadayaan dagaal si aad ah ay ugu farxidoonaan dadka Muslimiinta.

Kalimadda taxriidinta ah Kadib si toos ah ayeey ciidamada Mujaahidiinta ugu dhaqaaqayaan saldhigyada Murtadiinta ee duulaanka ay ku yihiin kuwaasi oo ku yaala gudaha iyo duleedka magaalada Shaqrah,maleeshiyaatka daba dhilifka Imaaraatka ay taba bartay ayaa iyagoo marqaansan qaarkoodna ay hurdayaan markaliya waxey ku baraarugeen rasaasta Ansaaru Shareecah oo ku hoobaneysa Madaxyadooda iyo difaacyadooda.

Dagaalka Markii muddo kooban socda waxey maleeshiyaatka ay tababartay Dowlada Ridada Imaaraatka Carabta bilaabayaan iney cagahooda wax ka dayaan oo fagaaraha dagaalka isaga cararaan taasi oo Allaah fadhligiisa ciidamada Mujaahidiinta u fududeysay in si buuxda ula wareegaan gacan ku heynta saldhiga Saddex geesoodka ah.

Sidoo kale waxey ciidamada geesiyada Towxiidka weerar ku qaadayaan saldhiga booliska maamulka daba dhilifka Yemen ka sameysteen magaaladaasi,saldhiga sidoo kale markii dagaalka muddo kooban socda waxey Mujaahidiinta la wareegayaan gacan ku heynta Saldhiga Booliska waxeyna gabi ahaan dab qabadsiinayaan labo Mooto kuwaasi oo inta dagaalka socday rasaas haleeshay oo maleeshiyaatka booliska goobta dagaalka kaga carareen.

Inta howlgaladan barakeysan ku guda jireen ciidamada Mujaahidiinta WI Abyan ee Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah ma jirta wax dhaawacyo ama Shuhado ah oo soo gaartay,waxaa ugu dambeyntii filimka lagu soo gaba gabeynayaa kalimadda uu jeedinayo Allaah Shahaadadiisa haka Aqbalo Sheekh Xamze Al-zanjibaari oo ahaa Xaafidul Quraan,Qaa,id weyn iyo tababare ciidan sidoo kale waxa uu mar Waali kasoo noqday maamulka Islaamiga wilaayada Abyan ee weeraradan ay ka dhacayaan kalimaddaasi oo fariin adag ugu diray dowlada Nasaarada Mareykanka oo ah dhaaguutka hogaamineysa dagaalka ka dhanka ah Diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta ee lagu soo qaaday Caalamka Islaamka.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Filimka.

FG-xuquuqda Warbixinta Maqal Iyo Qoraal Waxaa Iska Leh Idaacada Andalus.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka Wilaayada Abyan.

Calamada.com