Daawo Sheekh Xasaan Xuseen Oo Ka Tacziyeeyay Geerida Sheekh Shariif Cabdi Nuur.

Sheekha Caalimka ah Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salman ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaah ha u naxariiste Caalimka weyn Muxadithka Muftiga Islaamiga ah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo ku geeriyooday magaalada barakeysan Maka Al-mukaramah ee dhulka Xarameynka.

Sheekh Xasaan ayaa ugu horeyntii si gaar ah geerida Caalamka uga tacziyeeyay Ehelada Sheekha,Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Umadda Islaamka,waxa uu Sheekha sigaar ah uga hadlay Taariikhdii dahabiga ahaa ee uu ka tagay Caalimka Geeriyooday iyo Mowqifyadii wanaagsanaay ee uu lahaa Sheekha Caalimka geeriyooday.

Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Sheekh Xasaan Xuseen.

  إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Calamada.com