Sawiro Beesha Abgaal Oo Imaam Cusub Caleymo Saaratay.

Munaasabad ballaaran oo beesha Abgaal Cusmaan ay ku caleymo saaraneysay Imaam cusub oo ay beeshu yeelato ayaa ka dhacday deegaan ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe.

Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay qeybaha bulshada beesha iyo marti sharaf ka kala socotay beelaha ee dariska la ah Mudulood ee ku dhaqan gobalka Shabeelada dhexe iyo gobalada dariska la ah gobaladaasi.

Mas,uuliyiintii iyo waxgaradkii goobta munaasabada ka hadashay ayaa si weyn usoo dhaweysay caleymo saarka Imaam Maxamuud Xaaji Xaamud oo ah Imaamka cusub ee beesha Mudulood.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabada.

Comments are closed.