Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka 19-10-1438Hijri.

Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee ka baxa idaacadda Andalus, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waawayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00  fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.

Calamada.com

Comments are closed.