Daawo Al-Kataa’ib Oo Baahisay Qeybtii 3-aad Silsilado Loogu Magacdaray Boorri Mu’miniinta.

Mu’aasada Al-kataa’ib, garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay baahisay qeybtii 3aad ee silsilada loogu magacdaray Boorri Mu’miniinta oo ah Silsilad ku baxeysa Luqada Sawaaxiliga Laguna Tarjumayo Luqada Engilish-ka.

Xalqadan Saddexaad waxaa lagu soo gudbinayaa kalimad aanan horay loo baahin oo uu jeedinayo Walaalka Khadaab Raximahullaah oo ah Mujaahir kasoo jeeda dalka Uganda.

FG Goowdhaw Naga Filo Tarjumada Filimka.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.

Calamada.com

Comments are closed.