Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 20-10-1438 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay kuna booqatay deegaanka War-shubo ah oo deegaan hoostaga magaalada Xarardheere ee Wilaayada Islaamiga Mudug.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com