Dhageyso Kolanyo Ka Kooban American,Keyaati Iyo Somali Oo Qaraxyo Lala Beegsaday.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose waxey sheegayaan in qaraxyo culus lala beegsaday kolanyo ka kooban Kufaar iyo Murtadiin kuwaasi oo ku socdaalayay duleedka magaalada Kismaayo.

Kolanyadan oo isugu jirta American,Kenyaati iyo maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Axmed Madoobe waxaaa qaraxyo xiriir ah lagula beegsaday deegaanka Yoontooy kadib markii ay kasoo baxeen degmada Kismaayo.

Wararka hordhaca ah waxey sheegayaan in labadaasi qarax khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay kolanyadaasi ka kooban gaalada cadaanka iyo kuwa madowga.

Kolanyadan ayaa markii ay la kulmeen labadaasi qarax waxaa ku cuslaatay iney socodkooda sii wataan waxey ku hakadeen deegaanka qaraxayada lagula beegsaday ee Yoontooy oo ah deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Halkan Ka Dhageyso Xogta Qaraxyada Kolanyadaasi Lala Beegsaday.

Calamada.com