Dhageyso Muxaadaro Ka Hadleysa Acmaasha Xajka Iyo Sheekh Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Todobo Iyo Labaatanka bisha Shawaal Sanadka(1438 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan cinwaankeedu yahay Acmaasha Xajka Ama Xajka Iyo Acmaashiisa waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii bishaan Shawaal ee sanadka(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Xajka.

Calamada.com

Comments are closed.