DAAWO Video: Dagaalyahanno Al-Shabaabo Ah Oo Ka Soo Jeeda Qowmiyadaha Kala duwan Ee Ku Dhaqan Kenya Oo Fariimo U Diraya Dadkooda.

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal kooban oo Video ah oo ay ka soo muuqanayaa Dagaalyahano Muhaajiriin ah oo ka soo jeeda dalka Kenya.
Filimkan oo qeyb ka ah silsilado Isdaaraad ah oo ku socda Muslimiinta Kenya inta lagu gudajiray Ololaha doorashooyinka madaxtinimo ee Kenya ayaa su’aallo dhowr ah lagu weydiinayaa dadka Muslimiinta ah ee ku hoos nool nidaamka dabadhilifka ah ee dalkaasi.
Filimka waxaa ka soo muuqanaya dagaalyahano Muhaajiriin ah oo ku hadlaya lahjadaha kala duwan ee ay ku hadlaan qowmiyahadaha kala gedisan ee ku dhaqan wadanka Kenya.
Filimka waxaa lagu soo saaray Luuqaha English-ka iyo Sawaaxiliga, Laakiin Idaacadda Islaamiga Andalus eek u hadasha afka Xarkada Al-Shabaab ayaa ku soo tarjumtay Luuqadda Soomaaliga.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.