Dhageyso Tirada Askarta Dowlada Uganda Looga Sh/hoose Oo Sii Korortay.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ciidamada dowlada Nasaarada Uganda lagu gaarsiiyay weerar culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Buulo mareer ee gobalka Shabeelada hoose.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in weerarkaasi lagu dilay (51)Konton iyo Kow askari oo ah askarta Nasaarada Uganda kuwaasi oo qaarkood meydadkooda laga helayo howdka ku hareereysan wadada shalay kamiinka uu ka dhacay.

Dhaka kale taliska ciidamada Kufaarta AMISOM,midka dowlada Uganda iyo kan dowlada Ridada Federaalka ayaa iyaguna dhankooda ka hadlay weerarkii shalay ka dhacay duleedka degmada Buulo mareer walow ay isku khilaafeen ayna yareeyeen tirada askarta Ugandeyska ah ee lagu dilay weerarkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Faahaafinta Kororka Tirada Uganda Laga Dilay.

Calamada.com

Comments are closed.