Xalay saqdii dhexe ayaa ciidanka Mujahidiinta waxay weerar culus ku qaadeen fariisimo Maleeshiyaadka Xukuumadda Federaalka ay ku leeyihiin Ceelasha Biyaha ee degmada Lafoole.
Dagaalka oo ahaa mid saf ballaaran ah ayaa waxa uu ka kala dhacay Isgoyska ceelsha Biyaa Ilaa halka loo yaqaano Shareeco waxaana Mujaahidiinta ay ka kala ceyriyeen goobahaasi Maleeshiyaadkii fariisinka ku lahaa.
Mid ka mid saraakiisha Mujaahidiinta ee dhanka dagaalka u qaabilsan oo aan saaka la xiriirnay ayaa noo xaqiijiyeen inay gudaha u galeen saldhigyo Maleeshiyaadka ay ku sugnaayeen isagoo intaasi raaciyay inuu jiro qaniimo laga qaatay cadowga.
Degmada Lafoole oo ay qeyb ka tahay Ceelasha Biyaha waxaa inta badan ka dhaca weerarro xiriir ah oo qasaara lagu gaarsiiyo Maleeshiyaadka,dhowr habeen ayaa laga joogaa wasqti sidan oo kale dagaallo culus ay ka dhaceen aagagaasi.
Last Comments (Fikrado)