Dhageyso Muxaadaro Tarbiyada Ubadka Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Labo Iyo Tobanka bisha Dul-qacdah(1438 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan cinwaankeedu yahay Tarbiyada Caruurta Ama Ubadka waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Shawaal ee sanadka(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Tarbiyada Ubadka Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Calamada.com

Comments are closed.