Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 12-11-1438 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho Andalus ay ku tagtay Xeradii Ceelcadde ee gobalka Gedo oo Sanad iyo bar ka hor si ba’an loogu xasuuqay ciidamada Nasaarada Kenya.

Halkan Ka Dhageyso Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.