Sawiro+Dhageyso Tarjumada+Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Mu’asasada Ak-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay filim cusub oo xiiso gaar ah leh.

Filimka oo ku baxayo Luqadaha Sawaaxiliga iyo Engalish-ka ayaa ah filim fariin muhiim ah loogu dirayo Muslimiinta Kenya,waxaana filimka la daawan karaa ku dhawaad muddo Todobo daqiiqo ah.

Filimkan ay soo saartay Mu’asasada Al-kataa’ib waxaa lagu soo bandhigayaa gaari ay leedahay kooxda olalaha doorashooyinka xizibiga Jubillee oo ah xizbiga talada dalka Kenya hadda hayo ee uu hogaaminayo gaal Uhuru Kenyatta kaasi oo dhawaan ay soo qafaasheen ciidamada Xarakada Mujaahidinta Alshabaab.




Halkan Ka Doono Linkiyo Badan Oo Filimka Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.

Calamada.com