Daawo Al-kataa’ib Oo Soo Bandhigtay Mid Ka Mid Ah Maxaabiista Kenya Oo La Tooganayo+Linki Cusub.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay filim cusub oo uu kasoo muuqanayo mid ka mid ah maxaabiistii dowlada Nasaarada Kenya looga qabtay dagaalkii sanad iyo bar ka hor ka dhacay deegaanka Ceel-cadde ee gobalka Gedo,waxa uu filimkan ku baxayaa luqadaha Sawaaxiliga iyo Engalish-ka.

Filimkan oo loogu magacdaray Xaqiiqda Qaraarka ah waxaa la daawan karaa muddo  Saddex iyo Toban daqiiqo waxaa lagu soo bandhigayaa mid ka mid ah maxaabiista Nasaarada Kenya ee ku jira gacanta Mujaahidiinta oo toogasho lagu dilayo.

Maxbuuskan askariga Kenyaatiga ah ayaa inta aan la toogan waxa uu filimkan ku dirayaa fariin ku socoto ehelkiisa,dowladiisa iyo askarta Kenya.

FG-gordhaw naga filo Tarjumada Filimka.

Halkan Ka Doono Linkiyo Badan oo Filimka Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.


Calamada.com