Daawo Sawirada Difaacyadii Shisheeyaha Ee Deegaanka Leego.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo dhawaan booqasho ku tagtay deegaanka Leego oo maalmo ka hor si buuxda ay ula wareegeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawiro muhiim ah.

Sawirada Andalus ay soo bandhigtay ayaa muujinaya difaacyadii ciidamada Kufaarta Afrikaanta mudadii duulaanka ay ku joogeen deegaanka halkaasi ay ka sameysteen .

Sawiradan waxaa ka muuqanayo in shisheeyaha xoog ku daganaayeen difaacyane ay ka sameysteen dhul ballaaran oo dad shacab ah ay lahaayeen.

Dadweynaha deegaanka ayaa markii shisheeyaha isaga baxeen deegaanka waxey bilaabeen iney qaataan agabyadii Kufaarta kal hore difacyada ay ka sameysteen.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Difaacyadii Leego.

Calamada.com

Comments are closed.