Dhageyso Muxaadaro Ribada Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Sagaal Iyo Tobanka bisha Dul-qacdah(1438 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan cinwaankeedu yahay Al-ribaa Ama Ribadu Waxey tahay waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Shawaal ee sanadka(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Ka Hadleysa Ribada.

Calamada.com

Comments are closed.