Dhageyso Darsiga(30)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa daruus kale oo diini oo taxano ah,waxaan markaan dhageystayaal iyo akhristayaal idiin soo qabanay Kitaabka Asaasiyaatu Diin oo ah kitaab muhiim ah kana kooban Su,aalo iyo Jawaabo diini ah.

Kitaabka oo faa,ido weyn xambaarsan waxaa soo gudbinaya oo Akhrinayo Allaah haka jar siiyo Sheekh Cabdi Raxman Firin Xafidahullaah.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga(30)aad Ee Asaasiyaatu Diin.

Calamada.com

Comments are closed.