Boqollaal Haween ah Oo Tababar Diineed Loogu Soo Xiray Sh/Hoose.(Maqal+Sawirro)

Maamulka islaamiga ah ee Shabeelaha Hoose ayaa Dowro diini ah usoo xiray boqollaal haween ah oo ku dhaqan Magaaladda Kuunyo Barrow ee Shabeelaha Hoose.

Dowradaan oo socotay Todobo Maalin ayaa lagu qaatay Casharro ay kamid ahaayeen Guurka iyo in xaqa lagu sugnaado.

Haweenka oo dowrada kadib la hadlay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in wax badan ay ka faa’ideen Dowradda.

Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo gebagabada dowradda la hadlay haweenka ayaa ujeediyay dardaaran dhaxal gal ah.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Jaamac.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

Comments are closed.