Dhageyso Muxaadarada Raacida Sunnada Nabiga SCW Iyo Ka Fogaanshaha Bidcada Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Lix Iyo Iyo Labaatanka bisha Dul-qacdah(1438 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan cinwaankeedu yahay Raacida Sunada Nabi Muxamed Sallalaahu Caleyhi Wasalam Iyo ka fogaanshaha Bidcada waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Shawaal ee sanadka(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Oo Dhameystiran.

Calamada.com

Comments are closed.