Dhageyso Darsiga(36)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin, Dhamaad.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa daruus kale oo diini oo taxano ah,waxaan markaan dhageystayaal iyo akhristayaal idiin soo qabanay Kitaabka Asaasiyaatu Diin oo ah kitaab muhiim ah kana kooban Su,aalo iyo Jawaabo diini ah.

Kitaabka oo faa,ido weyn xambaarsan waxaa soo gudbinaya oo Akhrinayo Allaah haka jar siiyo Sheekh Cabdi Raxman Firin Xafidahullaah.

FG-ah Darsigan waa darsigii u dambeeyay ee daruusta Kitaabka Asaasiyaatu Diin.

Allaah SW haka ajarsiiyo Sheekh Cabdi Raxman Firin oo ah Sheekha akhriyay Kitaabka aadka u qiimaha badan.

Allaah SW ayaa sheekha u weydiineynaa inuu siiyo cimri dheer oo wata Cibaado Maqbuul ah,Aakhirane Jannatul Firdows Allaah haku abaal mariyo Sheekha.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga(36)aad Ee Asaasiyaatu Diin.

Dhamaad.

Calamada.com

Comments are closed.