Idaacadda Islaamiga ah ee Al-andalus ayaa caawa baahisay shir saxaafadeed uu qabtay Afhayeenka Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage “Sheekh Cali Dheere” iyadoona shirkiisaasi uu kaga hadlay isbadalka dagaalka Jubbooyinka.
Afhayeenka Xarakada ayaa faahfaahiyay dagaalladii u danbeeyay ee ka dhacay Jubbooyinka, iyo go’aanka Mujaahidiinta, waxaana uu fariin u diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qabaa’ilka daga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka.
Sheekh Cali Dheere ayaa ku ku dhawaaqay in Islaamka iyo raayada towxiidka ee ka taagan Kismaayo oo la dumiyo uu ka horeeyo dhiig badan oo daadan doona, iyo baroor badan oo ka dhici doonta Nairobi, si la mid ah baroortii Kampala iyo Bujambuura.
Hadalka caawa ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa hambalyeyn loogu jeediyay qabaa’ilka daga Jubbooyinka ee garab taagan Shareecada Islaamka, iyadoona dhanka kale Mujaahidiintu ay caddeeyeen in ay ku taagan yihiin ballantii lagu wada galay difaaca Shareecada iyo sharafka Muslimiinta ku nool dagaanada Jubbooyinka.
Halkaan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Sheekh Cali Dheere.
4-tii maalmood ee la soo dhaafay ayaa dagaallo culus oo cadowgu uu ku jabay waxa ay ka dhaceen dagaanada u dhexeeya degmada Afmadow iyo magaalada Kismaayo, waxaana cadowga isbaheysanaya oo isu keenay dhamaan awooddooda ciidan ay ku fashilmeen ka gudbidda difaaca adag ee geesiyaasha towxiidka Wilaayada Jubbooyinka.
Last Comments (Fikrado)