Sawiro Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Konfurta Afghanistan.

Gobalka Helmand ee dhaca Konfurta dalka Afghanistan waxaa ka dhacday Camaliyad Istish-haadiyo ah oo lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Afghanistan.

Kolanyadan Camaliyada Istish-haadiyada ah lala beegsaday ayaa ku socdaalayay agagaarka xarunta hogaanka Amniga ee magaalada Lashkar-jaah ee xarunta gobalka Helmand.

Inta la xaqiijiyay Camaliyaddan waxaa lagu dilay Soddon iyo Sagaal askari oo ay ku jiraan saraakiil sar sare,sidoo kale Camaliyaddaasi Istish-haadiyada ah waxaa lagu dhaawacay Saddex askari.

Sidoo kale Camaliyaddaasi Istish-haadiyada ah waxaa lagu burburiyay Labo iyo Toban gaari oo isugu jira noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka kuwaasi oo ay wateen kolanyada la weeraray.

Camliyaddaan waxaa fuliyay Mujaahid lagu magacaabi Nidaamu Diin Xandalah oo ka tirsan Katiibada istish-haadiyiinta ee Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Camaliyada.

Calamada.com

Comments are closed.