Dhageyso Abwaan Xasan Oo Gabay Ka Tiriyay Fashilka Shisheeyaha.

Abwaan Xasan Maxamuud Cusmaan oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ku dhaqan wilaayaatka Islaamiga ayaa tiriyay gabay cusub oo uu kaga hadlayo jabaka iyo fashilka xoogan ee soo wajahay shisheeyaha kusoo duulay dalka Somaliya.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay gabaygan cusub waxa uu abwaanka sigaar ah u taabanayaa jabka ku dhacay dowlada Nasaarada Kenya oo ka mid ah dowladaha ciidamooda ay duulaanka ku joogaan qeybo ka mid ah dalka Somalia.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Cusub Ee Abwaan Xasan.

Calamada.com

Comments are closed.