Dhageyso Fadliga Soonka Maalinta Carafo.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro qayim ah oo ka hadleysa Fadliga Soonka Yowmu Caraf oo ah soonka maalinta Sagaalaad ee Bisha Dilxijah oo saacadanu ay naga xigto.

Muxaadaradaan qayimka ah waxaa soo jeedinayo Allaah ha dhowra Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwooda xaqqa la jahra kuna sugan wilaayaatka Islaamiga dalka Somalia.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada oo dhameystiran.

Calamada.com

Comments are closed.