Daawo Malaayiin Muslimiin Xujey Ah Oo Taagan Banka Carafah.

Iyadoo maanta ay tahay sagaalka Bisha Dul-Xijah waxey malaayiin Muslimiin Xujey ah oo sanadkan gudanayo waajibaatka Xajka taagan yihiin Banka Carafah oo ah Rukniga ugu weyn acmaasha Xajka.

Sanadkan waxaa waajibaatka Xajka gudanayo inka badan Labo Milyan Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha caalamka,iyadoona sidoo kale dadka Muslimiinta ee ku nool daafaha caalamka Islamarkaana ee aysan u suura galin iney soo xajiyaan maanta ay wada Soomanyihin.

Maalinta Barito oo ay taariikhdu tahay 10-ka bisha Dilxijah waxey tahay maalinta kowaad ee ciidul Adxaa oo ka mid ah ciidaha Allaah uu ku manestay adoomadiisa Muslimiinta.

Halkan Hoose Ka Daawo Xujeyda Taagan Banka Carafah.

Calamada.com

Comments are closed.