Dhageyso Aadaabta Ciidul Adxaa Ama Ciida Carafo.

Iyadoo maalinta Bari ay tahay Tobanka Bisha Dil Xijah ayna tahay maalinta Kowaad ee munaasabada Ciidul Adxaa waxa uu webseydka Calamada idiin soo gudbinayaa kalimad qayim ah oo ku aadan ciidaasi.

Kalimadan qayimka ah ee ka hadleysa Axkaamta iyo Aadaabta Shareecada Islaamka u dajisay Munaasabada Ciidul Adxaa waxaa soo jeedinayo Allaah ha dhowre Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim.

Halkan Ka Dhageyso Aadaabta Ciidul Adxaa.

Calamada.com

Comments are closed.