Dhamaan Dadka Muslimiinta Waxaan Leenahay Ciid Mubaarak.

eid-mubarak-oo-sax-ahIyadoo maalinta Barito ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa oo ka mid ah ciidaha Allaah uu ku maneystay adoomadiisa Mulimiinta ah waxa uu Webseydka Calamada Hambalyo ku aadan munaasabada ciida u dirayaa dhamaan dadka Muslimiinta oo ay ugu horeeyaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Webka Calamada.

Dhamaan dadka Muslimiinta waxaan leenahay Allaah hanaga wada aqbalo Acmaasha wanaagsan ee Allaah aynu kuwada caabudeyno sida Soonka maanta aan sooneen ee Yowmu Carafah.

Sidoo kale waxaan Allaah uga baryeeynaa inuu cibaadada Xajka ka aqbalo malaayiinta ruux Muslimiinta Xujeyda ah ee sanadkan gudanayo waajibaatka Xajka.

Markale Webseydka Calamada waxa uu hambalyo ku aadan munaasabada ciidul Adxaa u dirayaa Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta Caalamka oo Maalinta barito u dabaaldagayo maalinta kowaad ee munaasabada Ciidul Adxaa.

Calamada.com

Comments are closed.