Goordhow Filo: Kalimad Cusub Oo Uu Jeedinayo Amiirka Xarakada Al Shabaab.

Mu’assasada Al-Kataib ayaa dhawaan soo gudbin doonta kalimad muhiim ah oo uu jeedin Amiiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab  Sheekh Axmad Cumar Abu Cubaydah, sida ay baahisay idaacadda islaamiga Andalus.

Kalimada Sheekh Abu Cubayda oo ku bixi doonta luqada Soomaaliga, laguna turjumay Luqadaha English-ka iy Sawaaxiliga ayaa waxaa la filayaa inuu kaga hadlo marxaladda uu dalku marayo, iyadoo xambaarsanaan doonta farriimo muhiim ah.

Kalimada Amiirka Al-Shabaab Al Mujaahidiin Sheekh Axmad Abu Cubaydah ayaa waxaa lasii dayn doonaa habeen dambe oo ay Sabtidu soo geleyso, ahna habeenka koowaad ee Ciidul Adxaa, sida ay  baahisay idaacadda Andalus.

Insha’allaah waxaan Akhristayaasheena uballan qaadaynaa in aan Kalimadda usoo gudbin doonno marka ay soo baxdo.

Comments are closed.