Daawo Sawirro: Sida Looga Tukaday Salaadda Ciida Magaalada Kuunya Barow Ee Shabeellaha Hoose.

Boqollaal Ruux ayaa maanta Salaadda Ciidul Adxaa waxay ku tukteen barxad weyn oo ku taalla bartamaha magaalada Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha hoose.

Comments are closed.