Daawo Sawirro: Ciidda Magaalada Jilib Oo diyaarado Drone Ah Lagusoo Bandhigay.

Fagaaraha caanka ah ee loo yaqaano fagaaraha macallin Aadan Xaashi Cayrow ee magaalada Jilib waxasaaka salaaddii ciidda kusoo tukaday kumanaan qof , waxa ugu xiisaha badnaa ee bulshadu maanta ay aragtay ayaa ahaa diyaarad yar oo drone ah oo ay mujaahidiintu soo bandhigeen taasoo dadku ay in badan ku mashquuleen daawashadeeda.

Daawo Qaybta 1aad Ee sawirada Jilib.