Sawiro Sida Looga Ciiday Degmada Ceelcadde Ee Gobalka Gedo.

Gobalka Gedo ayaa si aad ah maanta looga ciiday maalinta Kowaad ee Ciidul Adxaa,iyadoona Kumanaan ruux Labada Rakcadood ee Salaada Ciidul Adxaa ay ku dukadeen fagaara weyn oo ku yaala magaalada Ceelcadde ee gobalkaasi.

Halkan Hoose Daawo Sawirada Ciida Ee Ceelcadde.

Calamada.com

Comments are closed.