Sawiro Ciidul Adxaa Iyo Degmada Buulo Fulaay.

Bulshada ku dhaqan degmada Buulo Fulaay ee gobalada Baay iyo Bakool ayaa maanta si aad ah ugu dabaal dagay munaasabada Ciidul Adxaa waxeyna bulshada degmadaasi Salaada ciida si wada jir ah ugu dukadeen fagaara weyn oo ku yaala degmadaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Ciida Iyo Buulo Fulaay.

 

 

Calamada.com

Comments are closed.