Daawo Sawirada Ciida Iyo Magaalada Bu’aale Ee Jubbooyinka.

Magaalada Bu’aale ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa iyaduna maanta siweyn looga ciiday loogana dabaal dagay munaasbada Ciidul Adxaa,waxeyna dadka Magaalada Salaada Ciida ku dukadeen fagaara weyn oo magaaladaasi ku yaala.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Ciida Bu’aale.

Calamada.com

Comments are closed.