Daawo Amiirka Shabaabul Mujaahidiin Oo Kalimad Cusub Jeediyay.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahdiiin Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah.

Kalimadan oo cinwaankeedu yahay “Wacdallaah Laa Yukhlifullaahu Wacdah” lana dhageysan karo 27 daqiiqo ayaa Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah wuxuu kaga hadlayaa marxaladda uu dalku marayo iyo dagaalka ballaaran ee Mareykanka iyo Kufaarta Afrikaanta iyo duullaanka 10 sano jirsaday ee Kufaarta Afrikaan.

Halkan Ka Degso Kalimada Amiirka.

Halkan Kala Bax Kalimada Amiirka.

Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan.

Calamada.com