Sawiro Degmada Jamaame Iyo Ciidul Adxaa.

Degmada Jamaame ee gobalada Jubbooyinka ayaa si aad ah looga ciiday waxeyna dadka magaaladaasi Labada rakcadood ee salaada Ciidul Adxaa ku dukadeen fagaara weyn oo ku yaala magaaladaasi.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Muxamed Abuu Cabdalle ayaa dadka magaaladaasi Salaada ku dujiyay,waxa uu Waaliga Salaada kadib fagaaraha ka jeediyay kalimad muhiim ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Ciida Jamaame.

Calamada.com

Comments are closed.