Magaalada Saakow oo si weyn Looga Ciiday.(Sawirro)

Kumanaan dadweynaha ku dhaqan Magaalada Saakow ayaa saakay aroortii xaadiray fagaare weyn oo lagu iclaamiyay in lagu dukado salaada Ciida.

Ciidamo aad uhubaysan oo katirsan Xarakada Alshabaab ayaa ammaanka sugayay iyagoo la dukaday dadka shacabka Ah.

Ciidamada Alshabaab ayaa dhoolo tus sameeyay, iyagoo socod ku maray wadooyinka Magaalada,waxaana barbar socday dadka shacabka ah.

Khudbad ku baxday Luqada Carabiga ayaa laga aqriyay fagaaraha.

Hoos ka daawo Sawirada Ciida Saakow.